Baarlamaanka Puntland Oo Mudo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Deni.

Filed under: Uncategorized,Wararka |

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa Hortagay Xildhibaanada Baarlamanka,isagoo u gudbiyay Codsi uu kaga dalbanayo in muddo kordhin lagu sameeyo wakhtiga uu ku soo magacaabayo Golaha Wasiirada.

Madaxweynaha ayaana codsaday in muddo 14 Cisho ah loogu daro Wakhtiga uu ku soo dhisayo Xukuumadiisa, Iyadoo Baarlamanku ku aqbalay Cod aqlabiyad leh.

21 Cisho ayuu Madaxweynuhu Fursad u heystey inuu ku shaaciyo Golahiisa cusub ee Wasiirada.