Bosaaso:-Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Weriyeyaal Jirdilay.

Filed under: Uncategorized,Wararka |

Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha Puntland Mudane.Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa jirdil iyo Cagajugleyn isugu daray Bahda Saxaafada Ama Warbaahinta ka Howlgasha Magaalada Bosaaso,xili Madaxweynuhu uu soo gelayay Magaalada Bosaaso.