Home » Entries posted by Mr Sayid
Entries posted by Editor
Puntland Oo Cumar Faaruuq Ka Mamnuucday in Uu Shirar Iyo Tababaro ku Qabto Garoowe.

Puntland Oo Cumar Faaruuq Ka Mamnuucday in Uu Shirar Iyo Tababaro ku Qabto Garoowe.

Wasaaradda Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka mamnuucday Cumar Faaruuq Cismaan oo sheegta inuu yahay xoghayaha ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed uu ku qabto wax shir ah ama tababar ah magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Puntland kuna saxiixan yahay Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) wasiirka wasaaraddaasi ayaa lagu sheegay in Cumar Faaruuq […]

Madaxweyne Deni Oo ku Gacanseyray Codsi Uga Yimid Dr.Faroole.

Comments Off on Madaxweyne Deni Oo ku Gacanseyray Codsi Uga Yimid Dr.Faroole.
Madaxweyne Deni Oo ku Gacanseyray Codsi Uga Yimid Dr.Faroole.

Madaxweynaha Puntland Dr.Maxamed C/laahi Deni Ayaa ka Cudur daartay Codsi uga yimid Dr.C/raxmaan Maxamuud Faroole,dalabkaas oo ahaa in Maxamed C/raxmaan Faroole Loo Magacaabo Wasiirka Maaliyada ee Golaha Wasiirada ee lagu wado in Madaxweynuhu Dhowaantan Magacaabo. Dr.Faroole oo ahaa Lafdhabartii Ololaha Doorashadii Madaxweyne Deni ayaa tani dhabar jab ku tahay Faroole,taas oo inta badan Meesha ka […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo”Waan soo dhaweynayaa is badalka ku yimid xiriirkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada”

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo”Waan soo dhaweynayaa is badalka ku yimid xiriirkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada”
Madaxweyne Farmaajo”Waan soo dhaweynayaa is badalka ku yimid xiriirkii dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada”

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee maanta ka dhacday magaalada Beydhabo, ayaa sheegay in uu jiro is badal u bilaawday xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada. Madaxweynaha ayaa marka hore u mahad celiyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah […]

Continue reading …

Daawo Muuqaal ku Saabsan Magaalada Karin ee Gobolka Bari.

Comments Off on Daawo Muuqaal ku Saabsan Magaalada Karin ee Gobolka Bari.
Daawo Muuqaal ku Saabsan Magaalada Karin ee Gobolka Bari.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaal ku Saabsan Magaalada Karin ee Gobolka Bari.

Continue reading …

Dowladda Kenya oo soo bandhigtay meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit Hotel.

Comments Off on Dowladda Kenya oo soo bandhigtay meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit Hotel.
Dowladda Kenya oo soo bandhigtay meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit Hotel.

Howlgal qaatay in ka badan 12 saacadood kaddib waxaa baraha bulshada ka soo muuqday meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ragga meydadkooda la soo bandhigay ayaa ka mid ahaa Afar dagaalyahan oo saacadihii ugu danbeeyay muuqaalkooda lagu soo bandhiga baraha bulshada oo la arkayay iyaga oo dhax […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Beydhabo si uu uga qeybgalo Caleemo saarka Lafta-Gareen.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Beydhabo si uu uga qeybgalo Caleemo saarka Lafta-Gareen.
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Beydhabo si uu uga qeybgalo Caleemo saarka Lafta-Gareen.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed. Madaxeynaha iyo xubnaha la socda ayaa ujeedka socdaalkooda wuxuu yahay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Lafta Gareen oo Beydhabo ka dhaceysa. Howl wadeeno iyo ciidamo […]

Continue reading …

Kooxda Al-Shabaab Oo Weerartay Hotel ku yaal Nayroobi.

Comments Off on Kooxda Al-Shabaab Oo Weerartay Hotel ku yaal Nayroobi.
Kooxda Al-Shabaab Oo Weerartay Hotel ku yaal Nayroobi.

Booliska dalka Kenya ayaa sheegaya in ay gaareen dabaqa lixaad ee hoteelka la weeraray, ayna rajeynayaan in goor dhow ay weerarkaasi soo afjari doonaan. Taliayaha booliska Joseph Boinett ayaa sheegaya in qof isa soo miidaamiyay uu hoteelka ka soo galay albaabka, sidaana ay ugu fududaatay in ragga hubeysan ay gudaha u galaan. Ilaa haatan lama […]

Continue reading …

Maamulka Gobolka Bari iyo Kan Degmada Bosaaso Oo Tallaabo Adag ka Qaaday Malayshiyaad Dagaalamay.

Comments Off on Maamulka Gobolka Bari iyo Kan Degmada Bosaaso Oo Tallaabo Adag ka Qaaday Malayshiyaad Dagaalamay.
Maamulka Gobolka Bari iyo Kan Degmada Bosaaso Oo Tallaabo Adag ka Qaaday Malayshiyaad Dagaalamay.

Magaalada Bosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari ayaa maanta waxa ka dhacay Iska Hor Imaad u dhaxeeya Shirkadaha Korontada iyo Isgaarsiinta Ee Golis iyo Eeneeye. Iska Hor imaadkan oo mudo soo jiitamayay ayaa salka ku haya Isticmaalka Baalayaasha Dabka Qaada iyo kuwo Telefoonada ee Shirkada Golis. Malayshiyo ka socotey dhanka Shirkada Eeneeye ayaa Weerartay Xarunta weyn […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo Erayo jees jees ah ku weerarray xildhibaannadii mooshinka ka keenay sanadkii hore.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Erayo jees jees ah ku weerarray xildhibaannadii mooshinka ka keenay sanadkii hore.
Madaxweyne Farmaajo Erayo jees jees ah ku weerarray xildhibaannadii mooshinka ka keenay sanadkii hore.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxmaed Cabdullaahi Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa erayo u muuqday jees jees laakiin uu ku sheegay in ay kaftan ahaayeen hawadda u marayay xildhibaannadii mooshinka ka keenay. Madaxweynaha oo markii ugu horeysay ka hadlay mooshinkii dhawaan […]

Continue reading …

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo diiday inuu abid Ruushka u shaqeeyay.

Comments Off on Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo diiday inuu abid Ruushka u shaqeeyay.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo diiday inuu abid Ruushka u shaqeeyay.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu diiday inuu u shaqeeyo Ruushka, arrintaas oo uu kaga jawaabayay wararkii ugu dambeeyay ee su’aasha galinayay xiriirka Trump kala dhaxeeya Moscow. Isagoo weriyayaasha kula hadlayay Aqalka Cad xilli uu u kicitimayay Louisiana, ayaa waxa uu sheegay: “Abid uma aanan shaqeyn Ruushka.” Waxa uu waxba kama jiraan ka soo […]

Continue reading …
Page 1 of 16123Next ›Last »