Home » Entries posted by Mr Sayid (Page 14)
Entries posted by Editor

Dowlada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Shirka mucaaradka Kenya.

Comments Off on Dowlada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Shirka mucaaradka Kenya.
Dowlada Soomaaliya oo si kulul uga hadashay Shirka mucaaradka Kenya.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay shir mucaaradka ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wasiirka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa si wadajir ah uga hadlay shirka siyaasiinta ku yeesheen Nairobi Wasiir Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in siyaasiinta looga […]

Continue reading …

Shirkii Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Puntland oo Soo Xirmay.

Comments Off on Shirkii Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Puntland oo Soo Xirmay.
Shirkii Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Puntland oo Soo Xirmay.

 Shirka dib u eegista, soo bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda oo maalinimadii shalay ahayd uu daah-furay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa soo xirmay maanta. Soo xiritaanka Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaraddaasi, […]

Continue reading …

Madaxweynihii Xilka Laga Tuuray Ee Dalka Suudaan Oo Cuntada Ka Soomay.

Comments Off on Madaxweynihii Xilka Laga Tuuray Ee Dalka Suudaan Oo Cuntada Ka Soomay.
Madaxweynihii Xilka Laga Tuuray Ee Dalka Suudaan Oo Cuntada Ka Soomay.

Saraakiil caafimaaad oo ku sugan magaalada Khartoum ee waddanka  Sudan, ayaa laga soo xigtay in madaxweynihii la casilay ee dalkaasi, Omar Hassan al-Bashir lagu arkay astaamo u eg cudurka Faalliga ee xanniba xididada dhiiga qaada ee maskaxda. Mid kamid ah dhaqaatiirta gacanta ku haya xaaladdiisa  oo diiday in magaciisa la xigto, ayaa warbaahinta u sheegay […]

Continue reading …

Banaanbaxayaasha Sudan”Haysta lacagtiina uma baahnin”

Comments Off on Banaanbaxayaasha Sudan”Haysta lacagtiina uma baahnin”
Banaanbaxayaasha Sudan”Haysta lacagtiina uma baahnin”

Banaanbaxyaasha dalka Sudan ayaa ugu baaqay wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka inaysan siin lacag dowlada Milatariga ah ee dalka Sudan. Wadamada qaniga ah ee Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka ayaa sheegay inay ugu deeqayaan dowlada cusub ee dalka Sudan lacag gaareysa 3 bilyan oo Dollar. Saacado kadib markii ay wadamada Khaliijka ay ku sheegeen deeqda lacagta […]

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Comments Off on Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.
Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo Daah-furay Shirka Soo Bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay shirka dib u eegista, soo bandhigidda, Dib u Habaynta iyo Casriyaynta Hay’addaha Dowladda. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa waxaa Ku-simahaMadaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaraddaasi, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Agaasime Ku-xigeenka Guud ee […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo Oo Si Adag uga Hadlay Dacwad uu Sheegay In Dowlada La Gudbiyey.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Oo Si Adag uga Hadlay Dacwad uu Sheegay In Dowlada La Gudbiyey.
Madaxweyne Farmaajo Oo Si Adag uga Hadlay Dacwad uu Sheegay In Dowlada La Gudbiyey.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay shirka culummada Soomaaliyeed ee maanta ka furmay Xamar, ayaa sheegay in dhibaatooyinka dalka ka jirta ay ka mid tahay dhaqan-xumo siyaasadeed, isagoo xusay inaan la kala garaneyn mucaarad iyo waxa loo yaqaano dumin. Farmaajo ayaa sheegay in Somalia ay heysato faragelin shisheeye, wuxuuna ku tilmaamay wax aan […]

Continue reading …

Madaxda Maamul Goboleedyada oo labo qodob xasaasi ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka.

Comments Off on Madaxda Maamul Goboleedyada oo labo qodob xasaasi ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka.
Madaxda Maamul Goboleedyada oo labo qodob xasaasi ah kala hadlay Wakiilada Beesha Caalamka.

Madaxda Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya. Kulamada oo isugu jiray kuwo guud iyo mid gaar ah ayaa waxay Madaxda Maamul goboleedyada kala hadleen arrimo kala duwan oo la xiriira taageerada Beesha Caalamka, siyaasadda iyo khilaafka […]

Continue reading …

Taliye Somaliland Ah Oo Degmada Yubbe Lagu Diley.

Comments Off on Taliye Somaliland Ah Oo Degmada Yubbe Lagu Diley.
Taliye Somaliland Ah Oo Degmada Yubbe Lagu Diley.

Wararka saaka ka imaanaya degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in shalay galab halkaasi lagu dilay taliye urur oo ka tirsan ciidamada Somaliland ee degmadaasi. Taliyaha oo magaciisa lagu koobay G/dhexe Nayjeeri ayaa sida la xaqiijiyay waxaa dilay askari ka tirsan ciidankiisa oo muran soo kala dhex galay inkastoo aan faahfaahin laga hayn waxa […]

Continue reading …

Mareykanka oo duqeyn kale ka fuliyay qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Comments Off on Mareykanka oo duqeyn kale ka fuliyay qeybo ka mid ah Soomaaliya.
Mareykanka oo duqeyn kale ka fuliyay qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay deegaan ku dhaw degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM. Qoraal lagu daabacay bogga Twitter –ka ee taliska Africom ayaa lagu yiri’’ Labo sanadood ka hor ka hor Al-Shabaab ay heysatay xornimo dhinaca dhaqdhaqaaqa ah, taasoo ka caawineysay inay […]

Continue reading …

Ugu yaraan 137 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteello ku yaal Sri Lanka.

Comments Off on Ugu yaraan 137 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteello ku yaal Sri Lanka.
Ugu yaraan 137 qof oo ku dhintay qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteello ku yaal Sri Lanka.

Ugu yaraan 137 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteello ku yaal dalka Sri Lanka. Ilaa lix qarax ayaa la soo sheegayaa in ay ka dhaceen kaniisado iyo hoteello ku yaal dalkaasi, xilli lagau guda jiro ciidda Masiixiga ee Easter. Qaraxyada ayaa […]

Continue reading …