Home » Entries posted by Mr Sayid (Page 2)
Entries posted by Editor

Donald Trump oo hanjabaad u diray Iiraan,xilli ay sii kordhayso xiisadda Gobolka.

Comments Off on Donald Trump oo hanjabaad u diray Iiraan,xilli ay sii kordhayso xiisadda Gobolka.
Donald Trump oo hanjabaad u diray Iiraan,xilli ay sii kordhayso xiisadda Gobolka.

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo saaray digniin ku socota Iiraan,isaga oo sheegay in haddii labada dal uu dagaal ka dhex qarxo ay burburin doonaan Iiraan. “Hadii ay Iiraan doonayso in ay dagaalanto waxa ay taasi rasmi ahaan noqon doontaa dhamaadka Iiran,” waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu bartiisa Tweetarka soo dhigay Axaddii. […]

Continue reading …

Puntland oo ka hortimid hadal uu yiri wasiir Goodax.

Comments Off on Puntland oo ka hortimid hadal uu yiri wasiir Goodax.
Puntland oo ka hortimid hadal uu yiri wasiir Goodax.

 Puntland ayaa sheegtay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee shalay billowday si habsami leh u socdaan,iyadoo wasiirka Soomaaliya ahna Cabdulaahi Goodax Barre oo maanta gaaray Jowhar uu sheegay in uu fashilmay Imtixaankii Puntland.Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntland, Maxamed Cali Farmayeeri oo ka warbixiyay sida ay ku billowdeen imtixaanadka Puntland ayaa caddeeyay in maalinkii 1aad uu kusoo […]

Continue reading …

Wasiir Goodax : Saacadaan la joogo Puntland Imtixaanka ay qaadeyso wuu fashilmay.

Comments Off on Wasiir Goodax : Saacadaan la joogo Puntland Imtixaanka ay qaadeyso wuu fashilmay.
Wasiir Goodax : Saacadaan la joogo Puntland Imtixaanka ay qaadeyso wuu fashilmay.

Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegay in Imtixaanka maanta ka bilaawday qeybo ka mid ah dowlad gobolleedka Puntland uu fashilmay. Wasiirka oo maanta oo gaaray magaalada Jowhar si uu u xaliyo khilaafka ka dhashay joojintii Imtixaankii Shaadiga iyo go’aankii dowlad gobolleedka Hirshabeelle ay ka qaateen Wasaarradda […]

Continue reading …

Muqdisho Oo ka Nabad Badan New York USA.

Comments Off on Muqdisho Oo ka Nabad Badan New York USA.
Muqdisho Oo ka Nabad Badan New York USA.

Colaadaha ku ragaay iyo maqnaansho dawladeed oo daba dheeraaday, waxa uu dhaxal siiyay caasimada dalkeena soomaaliya ee Mogdisho in ay ka harto caasimadaha aduunka iyo magaalooyinka waa weeyn ee caalamka daafihiisa. Hayeeshee wax waliba waxay leeyihiin in loo helo xalwaara markii ragiidii u koco. Dawlada soomaaliyeed ee dalka hanatay 8.2.2017 oo jirta mudo aad u […]

Continue reading …

Madxaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Xarfo.

Comments Off on Madxaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Xarfo.
Madxaweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Xarfo.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu halkaas kulan muhiim ah caawa kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada. Munaasabada oo ay kasoo qayb galeen maamulka gobolka Mudug kan Degmada Xarfo qaarkamid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada Puntland, […]

Continue reading …

Qarax ka Dhacay Agagaarka Guriga Duqa Degmada Bosaaso.

Comments Off on Qarax ka Dhacay Agagaarka Guriga Duqa Degmada Bosaaso.
Qarax ka Dhacay Agagaarka Guriga Duqa Degmada Bosaaso.

Qarax Ayaa ka dhacay Agagaarka Guriga Duqa Degmada Bosaaso Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Dugsiga Gaarisa iyo guriga uu degan yahay Duqa Magaalada Boosaaso Cabdisalaam Bashiir , majiro wax khasaare ah oo ka dhashay Qaraxaa dhacay sidaan ka soo xiganay ilo lagu kalsoonaan karo . Ciidamada ilaalada u ah Gudoomiyaha […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo Oo Ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha ayaa intaas kaddib waxa uu kala qayb galay boqollaal dhallinyaro ah oo ka kala yimid guud ahaan deegaannada dalka munaasabad lagu qabtay Taliska Gaadiidka Ciidanka […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo Dr. Nuur Diiriye (Fuursade) u magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Dr. Nuur Diiriye (Fuursade) u magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS.
Madaxweyne Farmaajo oo Dr. Nuur Diiriye (Fuursade) u magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Intii uu kamidka ahaa La-taliyeyaashayda, wuxuu Dr. Fuursade muujiyay inuu yahay shakhsi hufan oo daacadnimo […]

Continue reading …

Puntland oo amar ka soo saartay Shaqaalaha Ajnabiga ah ee deegaanadeeda ka howlgala.

Comments Off on Puntland oo amar ka soo saartay Shaqaalaha Ajnabiga ah ee deegaanadeeda ka howlgala.
Puntland oo amar ka soo saartay Shaqaalaha Ajnabiga ah ee deegaanadeeda ka howlgala.

Wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha maamulka Puntland, ayaa soo saartay digreeto ay uga manuuceyso hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee deegaanadooda ka howlgala in aysan keensan karin shaqaale ajnabi ah oo aan ogolaansho looga heysan Wasaaradda. Agaasimaha guud ee wasaaraddaasi, Axmed Maxamuud Cabdalle (Tigaana), ayaa sheegay in mas’uuliyiinta hay’adaha ay fariinta quseyso […]

Continue reading …

Wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada Soomaaliya oo daahfuray mashruuc horumarinaya shaqaalaha Soomaaliya

Comments Off on Wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada Soomaaliya oo daahfuray mashruuc horumarinaya shaqaalaha Soomaaliya
Wasiirka shaqada iyo Arimaha Bulshada Soomaaliya oo daahfuray mashruuc horumarinaya shaqaalaha Soomaaliya

Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xersi Warfaa ayaa magaalada Nairobi kula kulmay deeq-bixiyeyaasha oo ay halkaa ku daahfureen mashruuc  horumarinta shaqaalaha Soomaaliya.Kulanka waxaa wasiirka ku weheliyay wasiirrada shaqada ee dowlad-gobolleedyada dalka ee Puntland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfurgalbeed,Jubbaland iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya.Mashruuca horumarinta shaqaalaha Soomaaliya […]

Continue reading …