Home » Entries posted by Mr Sayid (Page 3)
Entries posted by Editor

Midowga Afrika oo go’aan adag ka gaaray Maamulka Milatariga Sudan.

Comments Off on Midowga Afrika oo go’aan adag ka gaaray Maamulka Milatariga Sudan.
Midowga Afrika oo go’aan adag ka gaaray Maamulka Milatariga Sudan.

Kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Amaanka iyo nabada ee Midowga Afrika ayaa waxa ay ka soo saareen go’aan adag oo ka dhan ah Golaha Milatariga ee Maamula dalka Sudan. Kulanka golaha yeesheen ayaa lagu go’aamiyay in dowlada Sudan laga hakiyo xubinimada Midowga Afrika, waxaana Xubanimada Sudan ee Midowga Afrika shuruud looga dhigay in […]

Continue reading …

Axmed Karaash”Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Aa Kula Tahay”

Comments Off on Axmed Karaash”Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Aa Kula Tahay”
Axmed Karaash”Muuse Biixi Waxaan Leeyahay Aa Kula Tahay”

Kusimaha madaxweynaha, ahna madaxweyne ku xigeenka  dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, oo saaka hadlal ka jeediyay munaasabadda iidda, ayaa sheegay in Puntland aysan qaadan doonin, nabadda uu ku baaqay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, inta Somaliland ay haysato degaanno ka tirsan Puntland. “Dhulkeennii waa  la haystaa, Sanaag baa u dambaysay waa la soo galay, […]

Continue reading …

Wasiirka duulista Hawada Soomaaliya oo ka hadlay diyaarad xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha Ee Wajeer Kenya.

Comments Off on Wasiirka duulista Hawada Soomaaliya oo ka hadlay diyaarad xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha Ee Wajeer Kenya.
Wasiirka duulista Hawada Soomaaliya oo ka hadlay diyaarad xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha Ee  Wajeer Kenya.

Wasiirka  Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Oomaar  ayaa ka hadlay diyaarad galinkii dambe ee shalay ka dhooftay Muqdisho oo xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya. “Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada waxay aad oga xuntahay xayiraadda musaafiriintii xalay lagu xayiray garoonka diyaaradaha Wajeer ee […]

Continue reading …

Madaxda Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul Fidriga.

Comments Off on Madaxda Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul Fidriga.
Madaxda Puntland oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul Fidriga.

 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhambaal hambalyo ah u diray ummadda Islaam ka ah, shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland munaasibadda ciidul fidriga awgeed. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac yuusuf Jaamac Deberaani oo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan […]

Continue reading …

Puntland oo cafis u fidisey 121 Maxbuus.

Comments Off on Puntland oo cafis u fidisey 121 Maxbuus.
Puntland oo cafis u fidisey 121 Maxbuus.

 Puntland ayaa xabsiyada ka sii deynaysa 121 maxbuus, sida ku cad qoraal rasmi ah oo maanta la baahiyay. “Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed.” ayaa lagu yiri war qoraal oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland. Maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaa […]

Continue reading …

Puntland Iyo Somaliland Oo Dhowaantan Is-dhaafsanaya Maxaabiistii Dagaalkii Tukaraq.

Comments Off on Puntland Iyo Somaliland Oo Dhowaantan Is-dhaafsanaya Maxaabiistii Dagaalkii Tukaraq.
Puntland Iyo Somaliland Oo Dhowaantan Is-dhaafsanaya Maxaabiistii Dagaalkii Tukaraq.

Puntland iyo Somaliland ayaa Isniinta berriya si rasmiya isu dhaafsanaya maxaabiistii labada dhinac ku kala qabsadeen dagaalladii ka dhacay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Labada maamul ayaa hore u saxeexay Heshiis maxaabiis is-weydaarsiya oo ay fududaysay hay’adda  Laanqeyrta Cas ee caalamiga inkastoo aan warbaahinta laga shaacin heshiiskaasi. Puntland ayaa dagaalladii Tukaraq ku qabatay 19 maxbuus […]

Continue reading …

Mareykanka oo sharciyo cusub ku soo rogay dadka dalkiisa u socdaalaya.

Comments Off on Mareykanka oo sharciyo cusub ku soo rogay dadka dalkiisa u socdaalaya.
Mareykanka oo sharciyo cusub ku soo rogay dadka dalkiisa u socdaalaya.

Dhamaan dadka dalbanaya dal ku galka Mareykanka ayay tahay in ay soo gudbiyaan faah-faahinta ay baraha bulshada ku isticmaalaan, sharcigaasi ayaa goor dhaw dhaqan galay. Waaxda sharciyada Mareykanka ayaa sheegtay in ay dadka soo gudbiyaan magacyada ay baraha bulshada ku isticmaalaan iyo email aderees-yadooda oo ilaa muddo shan sanadood ah shaqeeynayay iyo sidoo kale telefoon […]

Continue reading …

Somaliland oo Sheegtay inay maxkamad saari doonto ciidamadii ka goostay ee ku biirey Puntland.

Comments Off on Somaliland oo Sheegtay inay maxkamad saari doonto ciidamadii ka goostay ee ku biirey Puntland.
Somaliland oo Sheegtay inay maxkamad saari doonto ciidamadii ka goostay ee ku biirey Puntland.

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa sheegay inuu maxkamada ciidamada saari doonaan saraakiil ka goostay ciidamda Somaliland oo ku biirey Puntland, waxaanu xusay in aanay dib dambe u dhici doonin ciidamo kolba dhinac u carara.“Ciidamadii ka goostay Somaliland waxay noqdeen qaran dumis wixii maanta laga bilaabana waxa lagu maxkamadayn doona maxkamada ciidamada, waad aragtay […]

Continue reading …

Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii Da’ay.

Comments Off on Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii Da’ay.
Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Oo Kormeeray Waddooyin ku Bur-buray Roobabkii Da’ay.

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Waddada Laamiga ee xiriirisa gobolada Puntland, gaar ahaan inta u dhaxaysa Buundada Midigar iyo degaanka Sin-ujiif, taas oo bur-bur uu kasoo gaaray Roobab xoog leh oo ka da’ay Puntland. laamiga go’ay iyo bururka soo gaadhay wadada waxa ay xanibtey isu […]

Continue reading …

Nin la aasi waayey ilaa uu wiilkiisa madaxweyne ka noqdo.

Comments Off on Nin la aasi waayey ilaa uu wiilkiisa madaxweyne ka noqdo.
Nin la aasi waayey ilaa uu wiilkiisa madaxweyne ka noqdo.

Muddo laba sano ah oo dib loo dhigay, maydka aabaha madaxweynaha Congo ayaa ugu dambayntii lagu duugay meeshii uu ka soo jeeday. Etienne Tshisekedi oo ahaa mucaarad rugcadaa ah jirayna 84 sano ayaa ku geeriyooday Belgium bishii Febraayo 2017-kii. Balse maydkiisa ayaa lagu hakiyey Brussels iyada oo la sheegay inuu xumaa xirriirkii ka dhexeeyey madaxweynihii […]

Continue reading …