Home » Entries posted by Mr Sayid (Page 63)
Entries posted by Editor

China gets fishing rights in Somalia.

Comments Off on China gets fishing rights in Somalia.
China gets fishing rights in Somalia.

Somali’s government has granted 31 fishing licenses to China. This is the first time that President Mohamed Abdullahi Farmajo’s government has given fishing rights to foreigners since taking office last year. Ads By Google The China Overseas Fisheries Association, which represents 150 companies, will be allowed to fish for tuna in Somali waters. The move […]

Continue reading …

Ex-Somalia extremist now running for office is arrested.

Comments Off on Ex-Somalia extremist now running for office is arrested.
Ex-Somalia extremist now running for office is arrested.

The former number two leader of Somalia’s al-Shabab extremists, who is now a candidate in a regional election, was arrested Thursday prompting violent protests in which four people were killed, officials said. Sheikh Mukhtar Robow, previously al-Shabab’s spokesman, was arrested by Ethiopian troops that are part of the African Union forces supporting the Somali government, […]

Continue reading …

Eritrean president arrives for first visit to Somalia, minister says.

Comments Off on Eritrean president arrives for first visit to Somalia, minister says.
Eritrean president arrives for first visit to Somalia, minister says.

Eritrean President Isaias Afwerki arrived on Thursday for his first-ever visit to Somalia, Eritrea’s information minister said, in another sign of rapidly changing relations in the region following Eritrea’s rapprochement with one-time foe Ethiopia. Ads By Google Isaias landed in Mogadishu and headed to the Somali president’s office, Reuters witnesses. Security was tight in the […]

Continue reading …

Shirkii Golaha Wasiirrada Puntland oo looga hadlay Xaaladda Amni ee Boosaaso.

Comments Off on Shirkii Golaha Wasiirrada Puntland oo looga hadlay Xaaladda Amni ee Boosaaso.
Shirkii Golaha Wasiirrada Puntland oo looga hadlay Xaaladda Amni ee Boosaaso.

Golaha wasiirrada Puntland oo maanta ku shiray magaalada Garoowe ayaa sheegay si dhow inay ula socdaan xaaladda amni ee magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso, halka oo dilal iyo weerarro ay ka dhaceen. Golaha wasiirrada ayaa sidoo kale kulankooda uga hadlay arrimaha kala ah amniga guud, hishiiskii nabadaynta ee Jigjiga iyo warbixino kale.Hoos ka akhri qodobbada […]

Continue reading …

Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.

Comments Off on Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.
Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.

Gabadh 7 sano jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa u tagtay booliska si ay ugu dacweyso aabeheed oo ka soo bixi waayay ballan uu uga qaaday inuu Suuli u dhisayo. Hanifa Zaara ayaa warqad ay booliska u qortay ku sheegtay in aabeheed uu “khiyaanay” sidaas awgeedna uu mudanyahay in la xiro. Waxay sheegtay […]

Continue reading …

Kulan-howleed ku saabsan Hannaanka Maaliyadda ee Federaalka ee la waafajinayo Dastuurka oo la soo gabagabeeyay.

Comments Off on Kulan-howleed ku saabsan Hannaanka Maaliyadda ee Federaalka ee la waafajinayo Dastuurka oo la soo gabagabeeyay.
Kulan-howleed ku saabsan Hannaanka Maaliyadda ee Federaalka ee la waafajinayo Dastuurka oo la soo gabagabeeyay.

Kulan howleedkan oo ku saabsanaa hannaanka maaliyadda ee federaalka iyadoo loo eegayo dib-u-eegista Dastuurka oo muddo laba maalin ah ka socday magaalada muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, waxaana kulankan soo wada qabanqaabiyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Maaliyadda XFS. Ujeedada kulankan ayaa ahayd sidii loo heli lahaa hannaan maaliyadeed oo ku salaysan nidaamka federaalka si […]

Continue reading …

Eng.C/qaadir Maxamed Saleebaan Oo Bosaaso Lagu Diley.

Comments Off on Eng.C/qaadir Maxamed Saleebaan Oo Bosaaso Lagu Diley.
Eng.C/qaadir Maxamed Saleebaan Oo Bosaaso Lagu Diley.

Waxa Magaalada Boosaaso Lagu Diley Alla Haw Naxariistee Marxuum Eng.C/qaadir Maxamed Saleebaan,iyadoona Sidoo kale la dhaawacay Aabihiis oo la Socday. Dilkan Ayaa Dhacay Aroornimadii Maanta Oo Khamiis Ahayd,welina majirto cid loo qabtay dilka Marxuumka. Magaalada Boosaaso Waxa Mudooyinkan ka dhacayay dilal Qorsheysan,kuwaas aan la garanayn cida rasmiga ah uga danbeysa.

Continue reading …

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay xaalada magaalada Baydhabo.

Comments Off on Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay xaalada magaalada Baydhabo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay xaalada magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo aan codkiisa la maqal tan iyo intii ay soo ifbaxday xiisadan siyaasadeed ka dhalatay mooshinka ayaa ku baaqay in la dajiyo xaalada magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha magaalada Baydhabo in ay ka fogaadaan wax kasta oo colaad horseedi kara, isaga oo ka digayy […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki.
Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ereteriya Isaias Afwerki.

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta soo gaaray dalka.Labada Madaxweyne ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, iyadoo astaanta labada dal ay garaacayeen Ciidanka Baambayda Soomaaliyeed. Sidoo kale, kumannaan […]

Continue reading …

Dowladda Soomaaliya” Mukhtaar Roobow “wuxuu ka baxay shuruudihii lala galay”

Comments Off on Dowladda Soomaaliya” Mukhtaar Roobow “wuxuu ka baxay shuruudihii lala galay”
Dowladda Soomaaliya” Mukhtaar Roobow “wuxuu ka baxay shuruudihii lala galay”

Dowladda Soomaaliya: Mukhtaar Roobow “wuxuu ka baxay shuruudihii lala galay” Dowladda Soomaaliya aya ka hadashay xarigga Mukhtar Abu Mansuur Robow, iyadoo sheegtay inuu diiday inuu u hoggaansamo shuruudihii lala galay markii uu ka soo goosanayay ururka Al-Shabaab. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Mukhtar Robow uu billaabay inuu gudaha Baydhabo […]

Continue reading …