Home » Archives by category » Uncategorized
Sadex ka Mid Ahaa ragii ku Eedeysnaa Dilkii iyo Faraxumayntii Caasho Ilyaas Oo Dil Lagu Xukumay.

Sadex ka Mid Ahaa ragii ku Eedeysnaa Dilkii iyo Faraxumayntii Caasho Ilyaas Oo Dil Lagu Xukumay.

Maxkamada Darajada Koobaad Gobolka Nugaal ayaa Dil toogasho ku xukuntay 3 kamida 10 eedeysane oo loo heystay kufsi iyo dil loogeystay Allaha unaxariisyee Marxuumad Caasho Ilyaas Aadan, Waxay Kaloo Amartay Maxkamddu in lasiidaayo 7-da kale oo ladhaariyey, kadib markii ay ku cadaan waayeen wax danbi ah. Magacyada dadka Dilka toogashada ah lagu xukumay Cabdifataax Cabdirahman […]

Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay.

Comments Off on Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay.
Madaxweyne hore oo gacantiisa isku dilay.

Madaxweynihii hore ee dalka Peru Alan García ayaa geeriyooday ka dib markii uu istoogtay xilli ay booliksa tageen gurigiisa, si ay ugu soo xiraan eedeymo musuqmaasuq ah oo loo jeediyay. Mr García ayaa markii hore loola cararay isbitaalka magaalada caasimadda ah ee Lima. Dhimashadiisa waxaa xaqiijiyay madaxweynaha Peru ee hadda xilka haya, Martín Vizcarra. Dadweyne […]

Continue reading …

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Sheegay inay Puntland Diidey ka Qeybgalka Imtixaanka Guud Ee Dalka.

Comments Off on Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Sheegay inay Puntland Diidey ka Qeybgalka Imtixaanka Guud Ee Dalka.
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Sheegay inay Puntland Diidey ka Qeybgalka Imtixaanka Guud Ee Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Sanadkaan Puntland ay diidday ka qeyb-galka Imtixaannaadka guud ee dowladda, kaas oo ay qaado Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Waxa uu sheegay Wasiirka in Puntland iyo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ka dhaxeysay dood dheer taas oo keentay in Puntland ay diido ka qeyb galka imtixaanka,waxaana waalidiinta iyo […]

Continue reading …

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Oo u digey Gaadiidleyda Aan Canshuurta Bixin.

Comments Off on Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Oo u digey Gaadiidleyda Aan Canshuurta Bixin.
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Oo u digey Gaadiidleyda Aan Canshuurta Bixin.

Wasiirku Xigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland oo udigay Gaadiidlayda aan Cashuurta bixin. shir jaa’id oo uu ku qabtay xarunta Cashuuraha berriga Magaalada Boosaaso ayaa Wasiirku Xigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi waxa uu kaga hadlay bilaabashada Cashuuraha gadiid ka. Wasiirku Xigeenka Maaliyadda ayaa Gaadiidlayda aan Cashuurta bixin wakhtiga Kaambayn ka in uu ganaax lacageed […]

Continue reading …

Wasiirka Deegaanka iyo Beeraha Puntland oo Waraysi Siiyey Golaha 1960(Dhegayso).

Comments Off on Wasiirka Deegaanka iyo Beeraha Puntland oo Waraysi Siiyey Golaha 1960(Dhegayso).
Wasiirka Deegaanka iyo Beeraha Puntland oo Waraysi Siiyey Golaha 1960(Dhegayso).

Waraysigan uu wasiirka Deegaanka ,Beeraha iyo isbelka cimiladu la wadaagay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu kaga hadlay xaalufinta loo geystey deegaanku iney keentay ROOB la’aan joogta ah ,taasi oo sababtay in ay abaaruhu soo noqnoqdaan labadii sanaba.Shidida dhuxusha iyo xabadu waxay yareeyeen dhirtii iyo cowkiiba iyo in ay guurto ciidii nafaqada lahayd ee dhulka […]

Continue reading …

Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Donald Trump oo markale dib u Qarxay.

Comments Off on Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Donald Trump oo markale dib u Qarxay.
Dagaalka Ilhaan Cumar iyo Donald Trump oo markale dib u Qarxay.

Madaxweyne Trump ayaa xalay saqdii dhexe boggiisa Tweetarka ku qoray ‘hadal jeejees ah’ oo uu ula jeedo Ilhaan Cumar. Warbixintan oo aan ka soo xigannay wargeyska Daily Mail ayaa sheegeysa inuu Madaxweyne Donald Trump oo Sabtidii ka hadlay kulan ay lahaayeen Kooxda Hoggaamisa siyaasadda Yuhuudda ee ku dhaqan Mareykanka ayaa Ilhaan Cumar u mahadceliyey isaga […]

Continue reading …

Mas’uuliyiinta laamaha Amniga dowladda Soomaaliya oo looga yeeray Golaha Shacabka.

Comments Off on Mas’uuliyiinta laamaha Amniga dowladda Soomaaliya oo looga yeeray Golaha Shacabka.

War Qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa laga dalbaday Wasiirada Gaashaandhigga, Amniga iyo taliyayaasha ciidamada Booliiska iyo Nabad-sugida  in ay hor yimadaan xildhibaannada maalinta Sabtida ah loo balansan yahay in laga dooddo Amniga guud ahaan dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa lagu wadaa in ay mas’uuliyiinta wax ka weydiiyaan […]

Continue reading …

Bosaaso:-Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Weriyeyaal Jirdilay.

Comments Off on Bosaaso:-Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Weriyeyaal Jirdilay.
Bosaaso:-Ilaalada Madaxweynaha Puntland Oo Weriyeyaal Jirdilay.

Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha Puntland Mudane.Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa jirdil iyo Cagajugleyn isugu daray Bahda Saxaafada Ama Warbaahinta ka Howlgasha Magaalada Bosaaso,xili Madaxweynuhu uu soo gelayay Magaalada Bosaaso.

Continue reading …

Warbixin Laamigii isku xiri lahaa Wardheer iyo Qabridahar oo bilaaban doona(Sawiro).

Comments Off on Warbixin Laamigii isku xiri lahaa Wardheer iyo Qabridahar oo bilaaban doona(Sawiro).
Warbixin Laamigii  isku xiri lahaa Wardheer iyo Qabridahar oo bilaaban doona(Sawiro).

Laamigii  isku xiri lahaa Wardheer iyo Qabridahar oo bilaaban doona: Munaasabad  siweyn loosoo agaasimay ayaa ka qabsoontay Xafiiska Wakaallada  Jidadka Ethiopia  ee   heer federal , Shirkadda  Macro General Contractor & Trading  iyo Xafiiska Wakaallada Jidadka Itoobiya  ayaa kala  saxiixday heshiis ku aadan dhismaha Jidka laamiga ee isku xiri doona Wardheer iyo Qabaridahar. Xildhibaan Kaamil Axmad Noor (Kaamil Goodame) oo lagasoo doorto Gobolka Doollo, iyo xubno  kale […]

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland Oo Qardho Soo Gaarey.

Comments Off on Madaxweynaha Puntland Oo Qardho Soo Gaarey.
Madaxweynaha Puntland Oo Qardho Soo Gaarey.

Madaxweynaha Puntland iyo Wefti uu Hogaaminay oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Dangoronyo. Dangoronyo Maarso 27, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo maanta safar taariikhiya ugu ambabaxay gobolada Karkaar iyo Bari ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey degmada Dangoronyo iyo deegaanada hoos yimaada ee gobolka […]

Continue reading …
Page 1 of 3123