Home » Archives by category » Uncategorized (Page 3)

Holland:-Siyaasi aad u necbaa Diinta Islaamka oo soo Muslimay(Video).

Comments Off on Holland:-Siyaasi aad u necbaa Diinta Islaamka oo soo Muslimay(Video).
Holland:-Siyaasi aad u necbaa Diinta Islaamka oo soo Muslimay(Video).

Siyaasi horay uga tirsanaa xisbiga midigta fog ee Geert Wilders, aadna u necbaa Islaamka ayaa isniintii aynu soo dhaafnay ku dhawaaqay in uu qaatay diinta Islaamka. Joram Van Klaveren oo horay loogu yaqaanay naceybka uu u qabo diinta Islaamka ayaa sheegay in uu iska dhaafay dhaleceynta diinta Islaamka, haatan na uu qaatay diinta islaamka. Mr […]

Continue reading …

Cumar Al Bashiir oo ka cabsi qaba in sidii madaxdii carbeed xilka looga xayuubiyo.

Comments Off on Cumar Al Bashiir oo ka cabsi qaba in sidii madaxdii carbeed xilka looga xayuubiyo.
Cumar Al Bashiir oo ka cabsi qaba in sidii madaxdii carbeed xilka looga xayuubiyo.

Madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa sheegay inay jiraan dadaallo la doonayo in dalkiisa rabshado iyo qalalaase looga abuuro isla markaasna ay jiraan isku dayayo ah in lagu tallaabsado dhaqdhaqaaqyo lamid ah kuwi gu’gii carabta. Madaxweynaha ayaa hadalka ka sheegay xilli uu ku sugnaa magaalada caasimadda ah ee Al Qaahira halkaas oo uu kula kulmay […]

Continue reading …

Baarlamaanka Puntland Oo Mudo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Deni.

Comments Off on Baarlamaanka Puntland Oo Mudo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Deni.
Baarlamaanka Puntland Oo Mudo Kordhin U Sameeyey Madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa Hortagay Xildhibaanada Baarlamanka,isagoo u gudbiyay Codsi uu kaga dalbanayo in muddo kordhin lagu sameeyo wakhtiga uu ku soo magacaabayo Golaha Wasiirada. Madaxweynaha ayaana codsaday in muddo 14 Cisho ah loogu daro Wakhtiga uu ku soo dhisayo Xukuumadiisa, Iyadoo Baarlamanku ku aqbalay Cod aqlabiyad leh. 21 Cisho ayuu […]

Continue reading …

Madaxweynaha Gabon oo la Afgembiyay.

Comments Off on Madaxweynaha Gabon oo la Afgembiyay.

Militari ku sugan dalka Gabon ayaa sheegay inay afgembiyeen xukuumadda, waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville waxaa lagu arkaya gawaarida militariga iyo tiknikada dagaalka. Waxaana caasimadda lagu soo roggay banddow. Bayaan kasoo baxay saraakiil militari oo dhalinyaro oo laga baahiyay raadiyaha dowladda ayaalagu sheegay inay jiraan walaaca sii xoggeysnayaa oo ah awoodda madaxweyne Cali Bongo […]

Continue reading …

Muqdisho:-Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka Kooban oo loo Diidey inay u Dhoofaan Garoowe.

Comments Off on Muqdisho:-Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka Kooban oo loo Diidey inay u Dhoofaan Garoowe.
Muqdisho:-Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka Kooban oo loo Diidey inay u Dhoofaan Garoowe.

Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka kooban ayaa loo diiday in ay usoo duulaan Garoowe. Diyaaraddii ka soo qaadi laheyd Muqdisho ayaa la sheegay in ay ogolaansho ka dalbatay Wasaaradda Amniga Puntland balse ay weyday. Puntland ayaa horay Masuuliyiinta DFS Oga mamnuucday Deegaanadeeda Mudada Doorashada.

Continue reading …

Wafdi Uu Hogaaminayo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi Oo Garoowe Soo Gaarey.

Comments Off on Wafdi Uu Hogaaminayo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi Oo Garoowe Soo Gaarey.
Wafdi Uu Hogaaminayo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi Oo Garoowe Soo Gaarey.

Magaalada Garoowe Waxa maanta soo gaaray Xildhibaano heer Federaal ah oo lagasoo doorto Puntland,kuwaas oo uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xildhibaanada Puntland Ee Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyo Cabdi Xoosh,iyagoona si weyn Garoowe Loogu Soo Dhoweeyey. Wafdiga Xildhibaan Cumar I.Waaberi Oo Warbaahinta kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Garoowe ayaa sheegay ujeedka safarkoodu in uu […]

Continue reading …

Faragelinta Imaaraadka ee Doorashada Puntland iyo Safarka Gaas ee Nairobi/Dubai.

Comments Off on Faragelinta Imaaraadka ee Doorashada Puntland iyo Safarka Gaas ee Nairobi/Dubai.
Faragelinta Imaaraadka ee Doorashada Puntland iyo Safarka Gaas ee Nairobi/Dubai.

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa u dhoofay waddanka Kiiniya maalintii shalay. Safarkiisa ayuusan ka hadlin, xukuumadiisuna wax war ah kama soo saariin, Balse Dr.Cabdiweli Gaas oo ah musharax mar kale u tartamaya ixlka Madaxweynaha Puntland loogu yeeray magaaladda Dubai si loogala hadlo arimo ku saabsan Doorashooyinka Puntland iyo Musharixinamdiisa. Safarka madaxweynaha ayaa la xiriira lacago […]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbaday in uu raali-galin ka Bixiyo dhiibistii Qalbi-Dhagax.

Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbaday in uu raali-galin ka Bixiyo dhiibistii Qalbi-Dhagax.
Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbaday in uu raali-galin ka Bixiyo dhiibistii Qalbi-Dhagax.

Iyadoo maalintii Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan lagu sheegay in laga tanaasulay mooshinkii xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya, ayaa dhinaca kale waxaa jira sharuudo xildhibaannadii tanaasulay ay ku xireen madaxweyne Farmaajo. Qoraalka oo ka koobnaa ilaa 9 qodobo ayaa lagu soo bandhigay sharuudo ay ku xireen madaxweynaha oo […]

Continue reading …

Fursadaha iyo Caqabadaha haysta dib u doorashada Madaweyne Gaas.

Comments Off on Fursadaha iyo Caqabadaha haysta dib u doorashada Madaweyne Gaas.
Fursadaha iyo Caqabadaha haysta dib u doorashada Madaweyne Gaas.

Fursadaha iyo Caqabadaha haysta db u doorashada Madaweyne Gaas  Caqabadaha  Sooyaalka taariikheed ee doorashooyinka Soomaaliya oo ah in aan nin mar la doortay mar kale dib loo dooran.  MW Gaas 5 tii sano ee uu xukunka hayay kuma tallaabsan guulo la taaban karo oo shacabka iyo xubnaha baarlamanka wax dooranaya ku qancin kara in dib […]

Continue reading …

Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.

Comments Off on Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.
Gabadh 7-Sannno jir ah oo Aabeheed Booliska ugu Dacweysay Musqul Darteed.

Gabadh 7 sano jir ah oo u dhalatay dalka Hindiya ayaa u tagtay booliska si ay ugu dacweyso aabeheed oo ka soo bixi waayay ballan uu uga qaaday inuu Suuli u dhisayo. Hanifa Zaara ayaa warqad ay booliska u qortay ku sheegtay in aabeheed uu “khiyaanay” sidaas awgeedna uu mudanyahay in la xiro. Waxay sheegtay […]

Continue reading …
Page 3 of 3123