Home » Archives by category » Wararka
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Loo Direy Ciidamo Mushahar La”aan ka Gadooday.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Oo Loo Direy Ciidamo Mushahar La”aan ka Gadooday.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo maalintii Sabtida ka soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen degaanka Galgala ee gobolka Bari ayaa hadda lagu qanciyay in ay ku laabtan saldhigyadooda sida ay xaqiijiyeen saraakiil ciidan. Ciidamada oo ka kooban Booliis iyo Daraawiish ayaa la sheegayaa in ay ka gadoodeen daryeel-xumo iyo mushahar la’aan is-biirsaday oo in […]

Toogasha ka dhacday magaalada Utrecht ee dalka Netherland.

Comments Off on Toogasha ka dhacday magaalada Utrecht ee dalka Netherland.
Toogasha ka dhacday magaalada Utrecht ee dalka Netherland.

Nin hubeysan ayaa rasaas oodda kaga qaaday bas nooca korontada ku shaqeeya oo ay dad saarnaayeen oo marayey xaafad ka mid ah magaalada Utrecht ee dalka Neteherland. Warar ka imanaya magaalada uu weerarka ka dhacay ayaa waxay sheegayaan in hal qof uu ku dhintay iyada oo qaar kalana ay ku dhaawacmeen. Goobta uu weerarka ka […]

Continue reading …

Kulan ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Bosaaso.

Comments Off on Kulan ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Bosaaso.
Kulan ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Bosaaso.

K ULAN KA DHACAY GAROONKA BOSASO Garoonka diyaaradaha ee Bosaso waxaa maanta Kulan ku yeeshay Maamulka Shirkadda Diyaaraadaha Daallo Airlines, Kabtanada diyaarada Iyo Waxgaradka Bossaso. Shirkaan Oo la isku Jilba-jabsaday ayaa Labada dhinac Aad uuga wada hadleen sababta ku Kaliftay in Shirkadda Diyaarada Daallo Airlines in ay Joojiso Duulimaadyadii Dubai Bossaso. Shirkaan waxaa Goobjoog ka […]

Continue reading …

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Oo Sheegay In Garoonka Diyaaradaha Bosaaso la Xirayo(Video).

Comments Off on Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Oo Sheegay In Garoonka Diyaaradaha Bosaaso la Xirayo(Video).
Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Oo Sheegay In Garoonka Diyaaradaha Bosaaso la Xirayo(Video).

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Oo Sheegay In Garoonka Diyaaradaha Bosaaso la Xirayo Daawo Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Oo Madaxweynaha Puntland hortiisa Shalay ka sheegay in Diyaarada Daallo loo Wareejiyay Magaalada Garowe,taas oo micneheedu yahay in garoonka diyaaradaha ee Magaalada Bosaaso la xirayo. Dhageyso Daqiiqada 3:40, Marka Wasiirku Hadalka bilaabo.

Continue reading …

Muhaajiriin Hor Leh oo kusoo Qulqulaya Bosaaso.

Comments Off on Muhaajiriin Hor Leh oo kusoo Qulqulaya Bosaaso.
Muhaajiriin Hor Leh oo kusoo Qulqulaya Bosaaso.

Iyadoo uu socdo qorshaha dalkooda dib loogu celinayo Soogalootiga Ethiopian-ka ah ee ku sugan gudaha Puntland ayaa dhanka kale waxaa si xawli ah ku socda muhaajiriinta Oromada u badan ee ku soo qol-qolaya Puntland. Muhaajiriinta Ethiopian-ka oo socod dheer ku sii mara jidka laamiga ah ee u dhexeeya magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso ayaa la sheegayaa […]

Continue reading …

Madaxweynaha Jabuuti oo qudbad u jeedinaya maanta labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Comments Off on Madaxweynaha Jabuuti oo qudbad u jeedinaya maanta labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha Jabuuti oo qudbad u jeedinaya maanta labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in goordhow uu qudbad u jeediyo labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan degdeg ah ku leh maanta dugsiga Kaahiye. Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Senatorada Aqalka Sare ayaa lagu wargeliyay xalay inay soo xaadiraan kulanka deg-degga ah ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu hortagayo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil […]

Continue reading …

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed oo Ka hadlay Cod laga duubay(Dhegayso).

Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed oo Ka hadlay Cod laga duubay(Dhegayso).
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed oo Ka hadlay Cod laga duubay(Dhegayso).

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed ayaa Ka hadlay Cod laga duubay.

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti.
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha aan walaalaha-nahay ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa wadahadalladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah ee u taagan daadinta dhiigga […]

Continue reading …

Madaxweynaha Puntland Oo Booqday Taliska Ciidanka Asluubta Puntland(Video).

Comments Off on Madaxweynaha Puntland Oo Booqday Taliska Ciidanka Asluubta Puntland(Video).
Madaxweynaha Puntland Oo Booqday Taliska Ciidanka Asluubta Puntland(Video).

Madaxweynaha Dowlada Puntland Ayaa Booqasho ku tegay Taliska Ciidanka Asluubta Puntland Ee Magaalada Garoowe.

Continue reading …

Nin ku eedeysan toogashadii ka dhacday New Zealand oo maxkamad la soo taagay.

Comments Off on Nin ku eedeysan toogashadii ka dhacday New Zealand oo maxkamad la soo taagay.
Nin ku eedeysan toogashadii ka dhacday New Zealand oo maxkamad la soo taagay.

Dowladda New Zealand  ayaa maxkamad soo taagtay ninka fuliyay  toogashadii ka dhacday magaalada Christchurch oo ay ku geeryoodeen 49 qof oo muslimiin ah,kaddib labo weerarar oo jimcihii ka dhacay labo masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch.Ninka weerarrada ku eedeysay oo lagu magacaabo Brenton Tarrant, waa 28 jir u dhashay dalka Australia , waxaana uu ka […]

Continue reading …
Page 1 of 40123Next ›Last »