Home » Archives by category » Wararka (Page 13)

Falanqeyn ku Saabsan Magacaabida Wasiiradda Cusub ee Puntland(Dhegayso).

Comments Off on Falanqeyn ku Saabsan Magacaabida Wasiiradda Cusub ee Puntland(Dhegayso).
Falanqeyn ku Saabsan Magacaabida Wasiiradda Cusub ee Puntland(Dhegayso).

Falanqeyn ku Saabsan Magacaabida Wasiiradda Cusub ee Puntland.

Continue reading …

Wakiilka Jiif Caaqilka Beesha Tiinle Oo Si Adag uga Hadlay Saami Qeybsiga Puntland(Dhegayso).

Comments Off on Wakiilka Jiif Caaqilka Beesha Tiinle Oo Si Adag uga Hadlay Saami Qeybsiga Puntland(Dhegayso).
Wakiilka Jiif Caaqilka Beesha Tiinle Oo Si Adag uga Hadlay Saami Qeybsiga Puntland(Dhegayso).

Wakiilka Jiif Caaqilka Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Ayaa Si adag uga hadlay Saami Qeybsiga Beelaha Puntland.

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria.
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. Danjiraha dalka India Mudane Rahul Chhabra oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Ra’iisal Wasaaraha India Mudane Narendra Modi ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay soo dhaweynta diirran iyo […]

Continue reading …

Wasiirada Cusub Ee Puntland ma Heli Doonaan Codka Kalsoonida Baarlamaanka.

Comments Off on Wasiirada Cusub Ee Puntland ma Heli Doonaan Codka Kalsoonida Baarlamaanka.
Wasiirada Cusub Ee Puntland ma Heli Doonaan Codka Kalsoonida Baarlamaanka.

Golaha xukuumadda cusub ee uu soo dhisay madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalinta sabtida ee ku beegan 16-ka bishaan Febraayo, waxaa la horgeyn doona xildhibaannada Baarlamanka, si ay u ansixiyaan. Madaxweynaha ayaa Axaddii la soo dhaafay magacaabay, xukuumad ka kooban 48 xubnood oo isugu’ jira wasiiro, wasiiro-ku xigeenno iyo wasiiru-dowlayaal, kadib markii uu […]

Continue reading …

Ilhaan Cumar oo Donald Trump kusoo rogaal celisay.

Comments Off on Ilhaan Cumar oo Donald Trump kusoo rogaal celisay.
Ilhaan Cumar oo Donald Trump kusoo rogaal celisay.

Waxaa wali taagan is-qabqabsiga u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Ilhaan Cumar oo Minesota ku matasha aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka. Ilhan Cumar oo uu madaxweyne Trump ugu baaqay inay iscasisho ama ay isaga baxdo guddiga arrimaha dibadda ee aqalka Kongres-ka ayaa saacado kadib ka jawaabtay hadalki Trump. “Waxaad la timid naceyb waligaaba kuugu […]

Continue reading …

Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).

Comments Off on Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).
Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Kaladhacda Oo Dhaliil Xoogan Ujeedisay Maamulka Puntland(Video).

Magaalada Kaladhacda Ee Gobolka Sanaag Ayaa Waxa lagu Qabtay Kullan Ballaaran oo Dhaliil Xoogan Loogu Jeediyey Maamulka Puntland. Hoos ka Daawo Muuqaalka.

Continue reading …

Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).

Comments Off on Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).
Beesha Tiinle Ee Axmed Harti Oo Sheegtay Inay Somaliland ku Biireyso Hadii aysan Xuquuqdii ay Puntland ku lahayd(Video).

Kulan ay Isu yimaadeen Beelaha Tiinle Ee Axmed Harti Laguna qabtay Magaalada Ceeldaahhir ee Gobolka Bari iyo Deegaanka Kaladhacda Ee Gobolka Sanaag Ayaa Eedeyn ba”an loogu Jeediyey Maamulka Puntland. Beesha Tiinle ayaa Lafdhabar buuxda u ah Amniga Puntland ee xiligan,iyagoona deegaamada ugu badan ee Kooxaha Al-Shabaab ay ku dhuumaalaystaan ay yihiin deegaanada Beeshu degto. Xeerdheerayaasha […]

Continue reading …

Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).

Comments Off on Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).
Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Maamulka Puntland oo ka Dhacay Af-Urur,Kaladhacda iyo Ceeldaahir(Sawiro+Video).

Mudaaharaadyo Looga soo Horjeedo Xukuumada Cusub Ee Madaxweyne Deni ayaa ka dhacay Deegaanada Kaladhacda ee Gobolka Sanaag,Afurur iyo Ceeldaahir ee Gobolka Bari. Mudaaharaadkan ayaa lagu dhaliilay laguna diiday qaabka loo soo dhisay Xukuumada Cusub ee Puntland,iyagoona dadka deegaanadaasi ay sheegeen inay xuquuqdoodii waayeen. Waxgaradka iyo Siyaasiyiin iyo weliba Qeybaha kala Duwan Ee Beesha Tiinle ee […]

Continue reading …

Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”

Comments Off on Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”
Taliyaha Booliiska Puntland”Argagixisadii Waxay gashay Jaamacadaha iyo Iskuulada”

Taliyaha ciidanka Booliiska dowladda Puntland, Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, oo saaka wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgallo amniga lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hawlgallada oo weli socda, ayaa taliyuhu sheegay in lagu soo qa’qabtay, dad kala duwan oo ku eedaysan;  argagixiso, tahriibin […]

Continue reading …

Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?

Comments Off on Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?
Halkey iskala qaadeen Ilhaan Cumar iyo Donald Trump?

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ugu baaqay Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah, kana tirsan aqalka Kongreska Mareykanka, inay iscasisho, kadib markii ereyo Yuhuud naceyb ah ay ku qortay barteeda Twiter-ka. Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in xildhibanaada aqalka Kongreska ee taageersan Israa’iil ay dhaqaale ka helaan kooxaha taageera Yuhuuda, arrintaasi oo sababtay in Gudoomiyaha […]

Continue reading …