Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Madaxweyne Deni Oo Joojiyey Lacagtii Shilin Soomaaliga ahayd Ee Gaas Daabici Jirey.

Comments Off on Madaxweyne Deni Oo Joojiyey Lacagtii Shilin Soomaaliga ahayd Ee Gaas Daabici Jirey.
Madaxweyne Deni Oo Joojiyey Lacagtii Shilin Soomaaliga ahayd Ee Gaas Daabici Jirey.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa digreeto uu soo saaray ku amray in la joojiyo daabacista lacagta Shilin Soomaaliga ah qoraalkan oo si toos ah ugu socday Agaasimaaha guud ee bangiyada Puntland iyo Gudoomiyaha bangiyada isla markaana la ogaysiiyey Agaasimaaha Wasaarada maaliyada iyo Wasiirka maaliyada lagu sheegay in la joojiyey daabacada lacagta laga bilaabo manta […]

Continue reading …

Mareykanka oo u goodiyay Turkiga.

Comments Off on Mareykanka oo u goodiyay Turkiga.
Mareykanka oo u goodiyay Turkiga.

Madaxweynaha mareykanka Donald Trump ayaa ku goodiyay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga waa haddii Turkiga uu weerar ku qaado xoggaga Kurdiyiinta ee ka dagaallama dalka Suuriya kaddib markii Mareykanka uu bilaabay qorshe uu ciidamadiisa kaga soo saarayoo dalka Suuriya. Qoraal uu bartiisa Twitter-ka kusoo qoray wuxuu Trump sheegay uusan dooneynin in kooxda Kurdiyiinta ee xukuumadda […]

Continue reading …

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Baarlamaanka u gudbiyay xeerka wax ka badalka Agaasinka Bangiga Dhexe.

Comments Off on Ra’iisal wasaare Kheyre oo Baarlamaanka u gudbiyay xeerka wax ka badalka Agaasinka Bangiga Dhexe.
Ra’iisal wasaare Kheyre oo Baarlamaanka u gudbiyay xeerka wax ka badalka Agaasinka Bangiga Dhexe.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka badalka guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo lagu waddo in uu maanta ka dooddo Golaha. Xeerka ayaa u qornaa siddan : Markuu la arkay Baahida loo qabo :-  Soo saarista xeer maamul oo haggaya soo xulista xubnaha guddiga Agaasinka […]

Continue reading …

Madaxweyne Deni Oo Wareegto soo Saarey.

Comments Off on Madaxweyne Deni Oo Wareegto soo Saarey.
Madaxweyne Deni Oo Wareegto soo Saarey.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Continue reading …

Waa Kuma Ninka Ajinabiga Bankiga Dhexe ee Soomaliya loo magacabayaa.

Comments Off on Waa Kuma Ninka Ajinabiga Bankiga Dhexe ee Soomaliya loo magacabayaa.
Waa Kuma Ninka Ajinabiga Bankiga Dhexe ee Soomaliya loo magacabayaa.

Waa Kuma Ninka Ajinabiga Bankiga Dhexe ee Soomaliya loo magacabayaa.

Continue reading …

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Britain.

Comments Off on Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Britain.
Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Bristol ee dalka Britain.

Booliiska dalka Britain ayaa bilaabay baaritaan la xiriira dil magaalada Bristol Jimcihii loogu geystay wiil Soomaali ah Wiilka ayaa lagu magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da’diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah sida ay warbaahinta u sheeegeen eheladiisa. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ninkii ka dambeeyay dilka […]

Continue reading …

Kumannaan shaqaalaha dowladda Mareykanka oo muddadii ugu dheereyd mushaar la`aan ah.

Comments Off on Kumannaan shaqaalaha dowladda Mareykanka oo muddadii ugu dheereyd mushaar la`aan ah.
Kumannaan shaqaalaha dowladda Mareykanka oo muddadii ugu dheereyd mushaar la`aan ah.

Waxaa maalintii 22-naad mushaar la`aan ah boqollaal kun oo ka tirsan shaqaalaha dowladda Mareykanka, tan oo noqoneysa muddadii ugu dheereyd ee ay shaqaalaha dowladda mushaar la`aan noqdaan. Dowladdii madaxweyne Bill Clinton, intii u dhaxeysay sanadihii 1995-96, muddo 21 maalmood ayay shaqaalaha dowladda mushaar la`aan ahaayeen. Madaxweyne Donald Trump ayaa diiddan inuu ansixiyo qorshaha dhaqaalaha, ilaa […]

Continue reading …

Xubin sare oo ka tirsanaa guddiga doorashooyinka ayaa lagu sameeyay xilka qaadis.

Comments Off on Xubin sare oo ka tirsanaa guddiga doorashooyinka ayaa lagu sameeyay xilka qaadis.
Xubin sare oo ka tirsanaa guddiga doorashooyinka ayaa lagu sameeyay xilka qaadis.

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka qaadis iyo  xubinnimada in ay ka saaraan isugu daray Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga uu lahaa. War ay so saareen Guddiga waxaa ay ku sheegeyn in ay soo soctay muddo lix bilood ah eeda ugu dambeyn keentay in ay talaabadaan qaadaan. Dhinaca kale Sayid Cali Sheekh Maxamed  oo ahaa […]

Continue reading …

Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday.

Comments Off on Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday.
Mugabe oo boorso lacag ah laga xaday.

Saddex qof ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah oo uu lahaa madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalkaas, Robert Mugabe. Tuugada la tuhunsan yahay ayaa la sheegay in ay lacagtaas ku gateen gawaari, guryo, iyo xoolo nool. Sida ay ku warrantay […]

Continue reading …

Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la dhaawacay.

Comments Off on Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la dhaawacay.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo la dhaawacay.

Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaad Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xargeeye ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furey askari ka tirsan ciidamadda Militeriga Somaliland. Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Dr:Xargeeye ayaa isku dayey inuu ka joojiyey askarigan oo guri sandaqad ah ka dhisanayey goob uu leeyahay dugsiga caafimaadka ee magaaladda Hargeysa., taasina ay keentay gacan ka […]

Continue reading …