Home » Archives by category » Wararka (Page 26)

Kenya oo Soomaaliya ku eedeysay in ay caalamka marin habaabineyso.

Comments Off on Kenya oo Soomaaliya ku eedeysay in ay caalamka marin habaabineyso.
Kenya oo Soomaaliya ku eedeysay in ay caalamka marin habaabineyso.

Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya si ku tala-gal ah u marin habaabineyso calaamka, kaddib shirkii London ee lagu soo bandhigay sahanka shidaalka. Wasiirka ayaa sheegtay in gabi ahaanba marka shirkaasi la eego uu ahaa mid hor imanaya sida ay hadalka u dhigtay balantii ay horay u galeen labada dowladdood […]

Continue reading …

Puntland oo Sheegtay inay Qabatay hub ka yimid Galmudug.

Comments Off on Puntland oo Sheegtay inay Qabatay hub ka yimid Galmudug.
Puntland oo Sheegtay inay Qabatay hub ka yimid Galmudug.

Ciidamada amniga maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ku soo ku soo bandhigay hub ay sheegeen in loo waday Al-shabaab. Ciidamada amniga Galmudug ayaa sheegay in hubkaas oo rasaas iyo qalab kale oo ciidan isu jiray lagu waday gaari Bus ah oo ka yimid dhinaca gobolka Bari ee Puntland, isla markaana uu u […]

Continue reading …

Dowladda Federaalka”Waan soo dhawey-neynaa wada-shaqeyndhaw oo na dhexmarta Somaliland”

Comments Off on Dowladda Federaalka”Waan soo dhawey-neynaa wada-shaqeyndhaw oo na dhexmarta Somaliland”
Dowladda Federaalka”Waan soo dhawey-neynaa wada-shaqeyndhaw oo na dhexmarta Somaliland”

Qoraal kooban oo ka baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweyneyso sida madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u aqblay in ay wada shaqeyn dhaw la yeeshaan dowladda Soomaaliya. Qoraalka ayaa sidoo kale boggaadiyay dadaalka ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ugu jiro dardargalinta is dhaxgalka dhaqaale ee guud ahaanba Geeska Africa. Qoraalka […]

Continue reading …

Puntland oo ku wargelisay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhaqdhaqaaqyada ay ka wadaan gudaha deegaannada.

Comments Off on Puntland oo ku wargelisay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhaqdhaqaaqyada ay ka wadaan gudaha deegaannada.
Puntland oo ku wargelisay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhaqdhaqaaqyada ay ka wadaan gudaha deegaannada.

 Puntland ayaa ku wargelisay ururrada iyo xisbiyada siyaasadda inay hakiyaan dhammaan wixii shaqo ah ee ay ka waddaan gudaha Puntland, sida ku cad warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay tan iyo  inta laga dhameystirayo dhammaan siyaasadihii iyo shuruucdii lagu hagi lahaa geeddi socodka dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka […]

Continue reading …

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.

Comments Off on Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal.

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa si qotodheer uga wada hadlay xiriirka walaaltinimo ee ay wadaagaan labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Madaxweynayaasha ayaa sidoo kale kulankooda ku lafo-guray xaaladaha guud […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Oo kulmaya.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Oo kulmaya.
Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Oo kulmaya.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), iyo madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku kulmaya magaaladda Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Ra’iisul wasaaraha dalkaItoobiya Abiy Axmed ayaa casuumaad u fidiyay labadaan masuul ay wada qaadan doonaan. Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow u duulayagaaladda Addis Ababa. Sidoo kale Madaxweynaha […]

Continue reading …

Baarlamaanka Kenya oo u yeeray Wasiirkooda arrimaha dibedda.

Comments Off on Baarlamaanka Kenya oo u yeeray Wasiirkooda arrimaha dibedda.
Baarlamaanka Kenya oo u yeeray Wasiirkooda arrimaha dibedda.

Sida ay qoreen qaar ka mid warbaahinta dalka Kenya oo maanta oo Talaado ah ayaa la filayaa in Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Munica Juma hortagto baarlamaanka dalkeeda si wax looga weydiiyo khilaafka cusub ee soo kala dhaxgalay dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga difaaca iyo arrimaha Dibedda baarlamaanka Kenya Katoo Metito ayaa Warbaahinta u sheegay […]

Continue reading …

Sheekh Kenyaawi Oo Magaalada Garoowe Kusoo Wajahan.

Comments Off on Sheekh Kenyaawi Oo Magaalada Garoowe Kusoo Wajahan.
Sheekh Kenyaawi Oo Magaalada Garoowe Kusoo Wajahan.

Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyaawi oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee bulshada ku waaniya is-cafinta iyo walaalnimada ayaa Arbacada berri ah ee ku beegan 20 bishan Febraayo 2019 ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Sheekha oo ku caan ah barnaamij la baxay “Cafi walaalkaa” oo bulshada lagu wacyi-geliyo ayaa waayadan dambe ku sugnaa magaalada […]

Continue reading …

War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Burundi.

Comments Off on War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Burundi.
War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Burundi.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Bujunbura ee dalka Burundi ayaa ugu danbeyntii kulamo uu la qaatay dhiggiisa dalkaas, waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob. Oo dhignaa siddan : 1- Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti(Sawiro).

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti(Sawiro).
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jamhuuriyadda Jabuuti(Sawiro).

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta aanu ka soo ambabixin magaalada Bujumbura waxa uu wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza iyada oo laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah oo lagu adkeynayo xiriirka labada […]

Continue reading …