Home » Archives by category » Wararka (Page 62)

Donald Trump oo Booqasho Aan la shaacin ugu tegay Ciidamada Mareykanka ee Ciraaq.

Comments Off on Donald Trump oo Booqasho Aan la shaacin ugu tegay Ciidamada Mareykanka ee Ciraaq.
Donald Trump oo Booqasho Aan la shaacin ugu tegay Ciidamada Mareykanka ee Ciraaq.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq. Waxa ay halkaas u safrene “xilli dambe habeenkii loo dabaaldegaayay Kirismas-ka” si ay ciidammada uga mahadceliyaan “adeegooda, guushooda iyo sida ay naftooda u hurayaan”, Aqalka Cad ayaa sidaasi sheegay. Mr […]

Continue reading …

Xilliga la qabanayo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay.

Comments Off on Xilliga la qabanayo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay.
Xilliga la qabanayo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashada Baarlamaanka Puntland ayaa soo bandhigay habraaca doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, magacaabista Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo sidoo kale sameynta Jadwalka doorashada Madaxweynaha. Kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe ayey gudidgan isla qaateen in 31-da bishan sii dhamaaneyso ee December ay nooqta maalinta ay isu imanayaan Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland, 20-ka bishan ayey […]

Continue reading …

Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Comments Off on Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed oo si rasmi ah xilka ula wareegay.
Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay. Waxaa xilka ku wareejiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Miye oo ahaa ku-simaha Madaxweynaha tan iyo markii uu xilkaa iska casilay Shariif Xassan Sheekh Aadan. Wuxuu sheegay in maanta uu si rasmi ah Xilka ugu […]

Continue reading …

Dagaal Beeleed ka Socda Gobolka Galgaduud.

Comments Off on Dagaal Beeleed ka Socda Gobolka Galgaduud.
Dagaal Beeleed ka Socda Gobolka Galgaduud.

Wararka Aanu ka heleyno Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in Dagaal Xooggani uu ka socdo Degaan ka tirsan Gobolkaasi. Dagaalka ayaa ka socda Degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud,waxa uuna u dhaxeeya labo Maleeshiyo beeleed oo wada daga Degaankaasi. Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma Oga Khasaaraha ka dhashay Dagaalkaasi,maadama uu […]

Continue reading …

Dib-u –habeyn lagu sameeyay guddiga Maaliyada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Comments Off on Dib-u –habeyn lagu sameeyay guddiga Maaliyada Golaha Shacabka Soomaaliya.
Dib-u –habeyn lagu sameeyay guddiga Maaliyada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan  oo Nuqul kamid ah soo gaaray Hiiraan Online ayeey Guddoonka Goluhu ku go’aamiyeen in dib-u-habeyn lagu sameeyo Guddiga Maaliyadda, iyada oo Guddiga la faray in Miisaaniyadda 2019 la horkeeno Golaha 30/12/2018 si loogu codeeyo. Guddiga ayaa horay waxaa u kala diray guddoomiye ku-xigeenka […]

Continue reading …

Haweeney La Afduubtey 37-Sano ka hor oo Lasii Daayey.

Comments Off on Haweeney La Afduubtey 37-Sano ka hor oo Lasii Daayey.
Haweeney La Afduubtey 37-Sano ka hor oo Lasii Daayey.

Haweeney u dhalatay dalka Argentine oo ay 1980-yadii qabsadeen dadka dadka tahriibiya ayaa waxa ay la midowday qoyskeeda kaddib markii ay howlgal wadajir ah fuliyeen booliska dalalka Argentine iyo Bolivia. Halka ay ku sugneyd haweeneydaasi oo haatan 45 jir ah ayaanan la ogayn ilaa bilowgii sanadkan markaas oo boolisku ay heleen xog ah in haweeneydu […]

Continue reading …

Wasiirkii Ugu Saameynta Badnaa Dowlada Eritrea Oo la Dhaawacay.

Comments Off on Wasiirkii Ugu Saameynta Badnaa Dowlada Eritrea Oo la Dhaawacay.
Wasiirkii Ugu Saameynta Badnaa Dowlada Eritrea Oo la Dhaawacay.

Wasiirka Macdanta dalka Eritrea General Sibhat Efrem oo ah shaqsi saameyn badan ku leh xukuumadda Asmara, ayaa lagu waramayaa in si xun loo dhaawacay. Wasiirka ayaa la sheegay in qof hubeysan uu ku toogtay meel aan ka fogeyn gurigiisa magaalada Asmara, waxaana wararka la helayo sheegayaan in nin hubeesan uu u ganbaday kadibna dhaaac culus gaarsiiyay. Ciidamada […]

Continue reading …

Madaxweynaha Suudaan oo loogu Baaqay inuu is-casilo.

Comments Off on Madaxweynaha Suudaan oo loogu Baaqay inuu is-casilo.
Madaxweynaha Suudaan oo loogu Baaqay inuu is-casilo.

Ururada shaqaalaha iyo dadka u oleelaya bulshada rayidka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay dibadbaxyo loo wada dhan yahay oo lagu codsanayo inuu iscasilo madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir. Dadkan waxay codsanayaan inuu xilka ka dego madaxweynha isla markaasna la sameeyo dowlad kumeel gaar ah. Waxay qorsheynayaan inay dibadbaxyo ka dhigaan agagaarka xarunta madaxtooyada ee […]

Continue reading …

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaal ka Tirsan Maxkamadda Sare.

Comments Off on Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaal ka Tirsan Maxkamadda Sare.
Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Garsooreyaal ka Tirsan Maxkamadda Sare.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaal ka tirsan Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed. Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah: ▪ Garyaqaan Xasan Cabdinuur Cabdirixmaan. ▪ Garyaqaan Abuukar Axmed Cali (Qasaali). ▪ […]

Continue reading …

Musharax Asad Diyaano Oo Hoygiisa Magaalada Garoowe ku Booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin(Sawiro).

Comments Off on Musharax Asad Diyaano Oo Hoygiisa Magaalada Garoowe ku Booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin(Sawiro).
Musharax Asad Diyaano Oo Hoygiisa Magaalada Garoowe ku Booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin(Sawiro).

Musharax Asad Diyaano ayaa Maanta Gurigiisa Magaalada Garoowe ku Booqday Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin. Musharaxa Ayaa Ugaaska Salaan Sharafeed ugu tegay,iyadoona Ugaasku Dardaaran Ujeediyey Musharaxa.

Continue reading …